Kooxda Hargeysa ka sheegatay Harti Waqooyi oo uu hogaamiyo Profesoorka dib-u-socodka noqday ee Cali Khaliif, ayaa ku jira xaalad soomeer ah oo laga yaqaano galbeed fog ee degaamada Soomaalida.
Soomeer waxaa la odhan jiray marka arday quraanku ay reeraha u soo hoydaan oo inta xeedho loo dhiibo reeraha ay kula soo meeraystaan.
Xeedhada ayaa loogu ridaa reer waliba wixii u karsaday, bariis, galay, hadhuudh iwm.
Kooxdan soomeerka ku jirta ee meeraalaysanaysa oo cid ay metelaan jirin ayaa maanta u hadh-galay Beesha Arab.
BAL DAAWO CALI IYO CADAMI MEESHA AY KU DAMBEEYEEN:
Dhulbahante sow arab ma dhalin adeer xaq bay u lee yhn inay casuumaan