Xildhibaan Cabdi Ibrahim Warsame (Qawdhan), oo maanta ka hadlay doodii Baarlamaanta Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa shirgudoonka Baarlamaanka ku eedeeyey inay ku fashilmeen shaqadoodii.
Xildhibaanka ayaa Shirgudoonka ka codsaday in haddii aanay waajibaadkooda gudan karin ay kuraasta baneeyaan.
DAAWO: