Waxaa maanta duleedka Magaaladda Laascaanood ka dhacay dagaallo goos goos ah oo u dhexeeya Ciidamadda xaq u dirirka SSC iyo Kuwa Somaliland, kuwaas oo mudo isku horfadhiyey Duleedka Laascaanood.
Ciidamadda xaq u dirirka SSC ayaa guullo ka gaaray dhamaan goobihii laysku fara saaray, degaanka oo dhan ayaa laga dareemayaa diyaargarow dagaal.