DAGAALO KA DHACAY DULEEDKA LAASCAANOOD IYO XAQ-U-DIRIRKA SSC OO GUULLO GUURAY

ciidamada jamaahiirta ssc

Waxaa maanta duleedka Magaaladda Laascaanood ka dhacay dagaallo goos goos ah oo u dhexeeya Ciidamadda xaq u dirirka SSC iyo Kuwa Somaliland, kuwaas oo mudo isku horfadhiyey Duleedka Laascaanood.

Ciidamadda xaq u dirirka SSC ayaa guullo ka gaaray dhamaan goobihii laysku fara saaray, degaanka oo dhan ayaa laga dareemayaa diyaargarow dagaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here