Magaalada Lyon ee dalka Faransiiska waxaa shalay lagu aasay lix qof oo Soomaali ah oo ku dhintay dab ka kacay dhisme ay degenaayeen toddobaad ka hor.
Muna Budul iyo 5 caruura oo ay dhashay ayaa halkaa ku dhintay, dawladda ayaa baaris kuwadda sida wax u dhaceen.
Cumar Cigaal Nuur waa Guddoomiyaha Jaaliyadaha Somaliland ee Faransiiska oo gurmadka ka qayb qaatay ayaa BBC-da uga warramay sida wax u dhaceen.