FARANSIISKA: HOOYO SOOMAALIYEED IYO CARUURTEEDII OO KU DHINTAY DAB

police france

Magaalada Lyon ee dalka Faransiiska waxaa shalay lagu aasay lix qof oo Soomaali ah oo ku dhintay dab ka kacay dhisme ay degenaayeen toddobaad ka hor.

Muna Budul iyo 5 caruura oo ay dhashay ayaa halkaa ku dhintay, dawladda ayaa baaris kuwadda sida wax u dhaceen.

Cumar Cigaal Nuur waa Guddoomiyaha Jaaliyadaha Somaliland ee Faransiiska oo gurmadka ka qayb qaatay ayaa BBC-da uga warramay sida wax u dhaceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here