HAYA’ADA SVO OO DEEQ LACAGEED GAARSIISAY BUKAANADA QAYBTA TB-DA EE ISBITAALKA LAASCAANOOD

ceo svo ckariim siciid2

Hay’ada SVO ayaa dhaqaale dhan 10,000 oo dollar gaarsiisay Bukaanada qaybta TB-da ee Isbitaalka Laascaanood.

Caawimadan ayaa ah sanadkii labaad oo la gaarsiiyo dadka Bukaan ah ee kujira isbitaalka Laascaanood qaybta TB-DA, kuwaas oo si weyn ugu baahan.

Deeqdan ayaa isticmaalkeeda loogu talogalay sanadka soo socda 2023.

Gudoomiyaha Hay’adda SVO Abdikarim Siciid Aw Cabdi ayaa si wayn u bogaadiyey dhalinyaradada dedaalka Isxilqaaanka ah ka geysatay arintan.

Hayadda SVO ayaa waxqabad badan ka geysatay guud ahaan somaliland, gaar ahaan Gobolladda SOOL, SANAAG IYO CAYN.

DAAWO

https://www.facebook.com/Samiir.king2015/videos/1144530599459080

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here