Hayadda wadaniga ah ee #SVOÂ ayaa maanta raashin iyo Agab kale u qaybisay dadka danyarta ah ee magaaladda Tukaraq.
Raashinka iyo Agabka la qaybiyey ayaa ahayd deeq ay dalka Maraykanka ka soo diray hayadda Helping Hand for Relief & Development Africa iyadoo goobta looga mahadnaqay.
Waxaa sidoo kale loo Mahadnaqay Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland oo balanqaaday inuu bixinayo gaadiidkii ama Noolkii deeqdan lagu gaarsiiyey Magaalada Tukaraq.
Deeqaha noocan oo kale ah ayaa waxweyn u tara qoysas danyar ah oo degaamo badan ku filiqsan.
DAAWO SAWIRADDA: