Siyaasi Naasir Maxamed Xasan oo isku sharaxay Xildhibaan Baarlamaanka Federaalka

naasir maxamed xasan

Waxaa xubin Baarlamaanka Federaalka ka tirsan isku sharaxay Siyaasi Naasir Maxamed Xasan ee doorashada 2021.

Naasir Maxamed ayaa ka soo jeeda Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn, wuxuuna doorashadda ka geli doonaa Magaalada Garoowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here