Somaliland ayaa si weyn uga carootay goaankii ay Dawladda Somalia xiriirka ugu jartay dalka Guinea Conakry, oo si heer sare loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Arintan ayaa waxaa ka hadlay dhowr Wasiir oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Warfaafinta iyo Arimaha Gudaha.
DAAWO WARSAXAAFADEEDKII AY QABTEEN: