Daawo Somaliland oo si weyn uga xumaatay goaankii Somalia xiriirka ugu jartay dalka Guinea Conakry

Somaliland ayaa si weyn uga carootay goaankii ay Dawladda Somalia xiriirka ugu jartay dalka Guinea Conakry, oo si heer sare loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Arintan ayaa waxaa ka hadlay dhowr Wasiir oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Warfaafinta iyo Arimaha Gudaha.

DAAWO WARSAXAAFADEEDKII AY QABTEEN:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here