Agaasimaha G ee Caafimaadka Somaliland oo ka warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee Coronavirus

Coronavirus

Daawo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo warbixin Maalinlaha ah ka bixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee Cudurka Coronavirus iyo Caafimaadka Guud ee Somaliland.

Agaasiamaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka JSL. Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye Ayaa Warbixinta Maalinlaha Ah Ka Warbixiyayay Xaalada Cudurka Coronavirus Iyo Caafimaadka Guud Ee Somaliland.

#Update.Agaasiamaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka JSL. Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye Ayaa Warbixinta Maalinlaha Ah Ka Warbixiyayay Xaalada Cudurka Coronavirus Iyo Caafimaadka Guud Ee Somaliland.

Slået op af Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL i Mandag den 13. april 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here