MAXKAMADDA G. BANAADIR OO DIL TOOGASHO KU XUKUNTAY SAYID-CALI MACALIN

xukun

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaqday go’aanka xukunka eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo loo heystay dilka xaaskiisi oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdulcasiis oo u geeriyootey oo dhawaac ka soo gaarery dab sida la sheegay uu qabadsiiyey Sayid Cali.

Kiiska dilka Luul Cabdulcasiis oo ahayd hooyo uur leh ayaa dad badan ka dhursugayeen xukunka maanta ay ridi doonto Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Maxkamadda ayaa sheegtay in uu racfaan u furan yahay eedeysanaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here