MADAXWEYNE XASAN SH OO HAMBALYO U DIRAY HAWEENKA SOOMAALIYEED

xasan sheekh2

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haweenka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ayaa bogaadiyay doorka muhiimka ee ay kaga jiraan bulshada, dhaqaalaha dalka iyo samatabixinta qoyska Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here