Muddo 48-saacadood ah kadib, saxaafadda ayaa hadda loo ogolaaday inay gudaha u gasho Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, kadib weerar toos ah oo halkaas ka socday mudo labadii habeen ee lasoo dhaafay.
Sidoo kale wasiirro ka tirsan dowladda, duqa Muqdisho iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray Hotelka, kuwaas oo warbaahinta la hadlay, soona bandhigay xogo kala duwan, warbaahinta ayaa soo bandhigtay burbur baaxad leh oo hotelka soo gaaray.
DAAWO WARBIXINTA: