Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn oo shir ku yeeshay degaanka Garac-lagudhal ayaa goaamo ka soo saaray kamid ahaanshaha Somaliland, metelaada Cali Khaliif Galaydh iyo kooxda Harti Waqooyi Hargeysa kaga dhawaaqday.
Isimadda ayaa Dawladda Federaalka iyo Beesha Caalamka u sheegay in aanay Somaliland ka mid ahayn, midnimadda Soomaaliyana ay taageersan yihiin, wahadalkana Somaliland lala gelayona aanay qayb ka ahayn.
DAAWO HADALKII ISIMADDA: