Daawo Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ku dhawaaqay in aanay Somaliland kamid ahayn iyo Cali Khaliifna metelin

garaad saleeban

Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn oo shir ku yeeshay degaanka Garac-lagudhal ayaa goaamo ka soo saaray kamid ahaanshaha Somaliland, metelaada Cali Khaliif Galaydh iyo kooxda Harti Waqooyi Hargeysa kaga dhawaaqday.

Isimadda ayaa Dawladda Federaalka iyo Beesha Caalamka u sheegay in aanay Somaliland ka mid ahayn, midnimadda Soomaaliyana ay taageersan yihiin, wahadalkana Somaliland lala gelayona aanay qayb ka ahayn.

DAAWO HADALKII ISIMADDA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here