TACSI GARAAD SALEEBAAN GARAAD MAXAMED OO KU GEERIYOODAY GAROOWE

tacsi garaad saleebaan garaad maxamed

Alle ha u naxariistee Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ahaa Isimada waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Garoowe.

“Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud”.

“Waxaa eebbe uga baryeyaa inuu qabriga u waasiciyo, qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabweynaha Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo”. AAMIIN

Osman Ibrahim Warsame

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here