War Madaxweyne Deni oo maanta gaadhay magaalada Muqdisho September 1, 2020 Facebook Twitter WhatsApp Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa maanta Gaadhay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka, halkaas oo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir uu ku soo dhoweeyey.