Somaliland: Wasiir Raaf oo raaligelin ka bixiyey eedayntii uu Shirkada HASS kula dulkufay February 26, 2020 0 Facebook Twitter WhatsApp Daawo Wasiir Cabdirashiid Ducaale Qambi oo raaligelin ka bixiyey eedayn aan sal iyo raad toona lahayn oo uu kula dulkufay Shirkada HASS. Masuul u hadlay Shirkadda ayaa sheegay inuu baad iyo laaluush weydiistay.