Qof dumar ah oo markii koowaad kusime madaxweyne ka noqotay Soomaaliya

sacdiya yaasiin xaaji samater

Markii ugu horeysay taariikhda dalka Soomaaliya, waxaa ku sime madaxweyne ka noqotay qof dumar ah, kadib markii ay dalka dibadiisa safaro kala duwan u aadeen madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka.

Saakay waxaa dalka ka dhoofay madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna garoonka Aadan Cadde shir kula qaatay guddoomiye ku xigeenka koowaad Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji, sida ay BBC-da u sheegeen illo wareedyo lagu kalsoonyahay.

Madaxweynaha ayaa boqasho rasmi oo labo maalmood ah ku joogi doono Isutagga Imaaradka carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here