ALLE HOW RAXARIISTO HALGAMEYAASHII BIIXI IYO KAAHIN LAASCAANOOD KU DILEEN

hadraawi sangub2

Alle how naxariiste Marxuum Cabdifataax Cabdilaahi (HADRAAWI SANGUB) iyo Marxuub  Axmed khaliif Ciise ayaa ka mid ah Halgameyaashii u shihiiday midnimada iyo Soomaalinimadda ee xalay iyo maanta dileen ciidamadda ay Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Kaahin.

Dilalka noocan oo kale ah qorshe uu mudo dheer Maamulka Somaliland ku Ugaadhsanayey Waxgaradka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.

Marxuum Cabdifataax Cabdilaahi (HADRAAWI SANGUB) xalay baa ciidamo Madaxa soo duubtay dileen, halka Marxuub  Axmed khaliif Ciise oo ka mid noqday shacab ku naf waayey qoryaha lidka diyaaradaha oo Ciidamada Somaliland u adeegsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here