ANAGOO MEYD NOOYAAL HARGEYSA KU CIYAARI MAYNO (DAAWO CIYAARTOWGA SSC)

ciyaartowga ssc

Kooxaha Ciyaaraha ee Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn oo Hargeysa kaga qaybgelayey koobka horyaal ayaa dhamaanba isaga tegay Hargeysa kadib markii uu kacdoon xoogan oo Somaliland lagaga soo horjeedo Maamulka Somaliland ee degaamadaas xooga ku haysta.

Ciyaartowga ayaa dadka Reer SSC ee Hargeysa ka shaqeeya ku tilmaamay Garaxyo iyo caadeqaateyaal.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here