AXMED NASIYE OO DR GABOOSE KU TILMAAMAY KELIGII-TALIYE TOLKII KA ARADAN

axmed nasiyo iyo gaboose

Siyaasiga weyne ee Axmed Nasiye oo ka mid ahaa Aasaasayaashii Ururka Barwaaqo ee ka baxay ururkaas kadib markii ay qoonsadeen hogaaminta Dr Gaboose, ayaa soo qufay sababihii ku kalifay inay gudoomiyihii Ururka la shaqeyn kari waayaan.

Axmed ayaa Dr Gaboose ku macneeyey, keligii taliye, maamul xun, tolkii ka aradan oo aad cid la shaqeyn kartaa jirin.

ka bixistii Siyaasi Axmed iyo xubnihii kale ee ay wada socdeen ayaa sababtay in Ururka Barwaaqo uu lumiyo rajaddii ay dad badani ka qabeen.

DAAWO HADALKA AXMED:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here