BEESHA HABARJECLO OO KU BAAQDAY INAY CIIDAMADEEDU GOOJACADE KA SOO BAXAAN

baaq beesha habarjeclo

Beesha Habarjeclo ee Isaaq, ayaa bayaan ay soo saareen ku baaqay in Ciidamadda Beeshooda ka soo jeeda ay ka soo baxaan godadka Goojacade ee duleedka Laascaanood oo uu ka socdo dagaal xaaraan ah.

Gudigu waxay garowsadeen in xalka iyo ujeedka Muuse Biixi uu salka ku hayo xasuuq iyo isir nacayb. AKHRISO BAYAANKA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here