CANADA: UGU YARAAN 50 QOF OO KU DHAAWACANTAY SHIL TAREEN

flag of canada

In ka badan 50 qof ayaa ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British Columbia ee dalka Canada.

Shilkan tareen ayaa ka dhacay meel u dhaw magaalada Merrit halkaasoo uu heerka qabowga uu gaaray -3.9C.

Lama ogo waxa sababay shilkan.

Guddoomiyaha gobolka David Eby ayaa sheegay in uu ka naxay markii uu maqlay dhacdadan shilka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here