CIIDAMADA SOMALILAND IYO SSC OO KU DAGAALAMAY DULEEDKA LAASCAANOOD

ciidamada jamaahiirta ssc

Ciidamadda Maamulka Muuse Biixi ayaa maanta duhurnimaddii weerar gaadmo ah ku qaaday qaar ka mid ah fadhiisimadda ciidamada SSC, halkaas oo dagaal culusi ku dhexmaray, taasoo sababta in Ciidamaddii weerarka ahaa ee Somaliland la gaarsiiyo jab weyn, islamarkaana di b loogu celiyo goobihii ay ka soo duuleed.

Maamulka Somaliland ayaa dhowr jeer isku deyey weeraro naf-lacaarinimo ah, balse waxaa mar walba difaac adag kala hortaga Ciidamadda xaq u dirirka ee SSC, kuwaas oo u quus gooyey taliska maxkamaduhu ku socdaan ee Muuse Biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here