CIRBIXIYEEN MUSLIM AH OO HAWADA SARE KA SOO DIRAY HAMBALYADDII CIIDA

cirbixiyeen Sultan Al Neyadi

Muddo bil ah oo la soomanaa kaddib Muslimiinta ayaa waxay waxay isugu soo baxeen si ay u damaashaadaan farxada Ciidda.

Cirbixiyeenka Imaaraadka Carabta u dhashay oo la yirahdo Sultan Al Neyadi ayaa hambalyada Ciidda Muslimiinta u soo diray isaga oo ku sugan xarunta hawada sare ee caalamiga ah, Wuxuu ka socday Suhail – oo ka tirsan xarunta Mohammed Bin Rashid Space Center.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here