War DAAWO DHALINYARADA GOBOLKA AWDAL OO KU BAAQAY XUSKA XASUUQII SNM KA GEYSATAY AWDAL January 30, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Dhalinyarada Gobolka Awdal ayaa ku dhowaaqay in 4 Feb /2023 Sabtida ay tahay maalinta xuska xasuuqii SNM ka geysatay Gobolka Awdal. Dhalinyaradda ayaa shacabka ugu baaqay inay si weyn uga soo qaybgalaan.