War DAAWO GARAAD CABDILLAAHI GARAAD SALEEBAAN OO MAXAMED KAAHIN JAWAAB WAAFI AH U DIRAY February 3, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Garaadka guud ee Maxamuud Garaad SSC Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan, ayaa jawaab Waafi ka bixiyey hadalo daalaadhacayn ah oo ka soo yeeray mid ka mid ah horjoogeyaasha Hargeysa oo lagu Magacaabo Maxamed Kaahin.