DAAWO GUDOOMIYE KU XIGEENKII URURKA BARWAAQO OO XASUUQA LAASCAANOOD DARTII ISUCASILAY

prof axmed cabdi muuse abyan

Gudoomiye ku xigeenkii Ururka Barwaaqo Prof. AXMED CABDI MUUSE ABYAN ayaa maanta ku dhowaaqay inuu iska casilay Jagadii iyo xubinimaddii Ururkaas, kadib markuu u adkeysan kari waayey Xasuuqa Cadowtinimadda leh ee Gacan-ku-dhiigle Muuse Biixi iyo Maleeshiyadiisu ka geysteen Degaamada SSC.

Dhanka kale Horgalka Jamhadda SNM ugu qoran gudoomiyaha Baarlamaan Cabdirisaaq Khaliif ayaa doortay Gunimo kadib markuu lacag yar oo uu Muuse Biixi u soo dhiibay uu balan qaaday inuu Kacdoonka ku burburin doono 7 maalmood, (PROF AXMED MUUSE ABYAN WUXUU DOORTAY GOBANIMO, CABDIRISAAQ KHALIIF WUXUU DOORTAY GUNIMO).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here