DAAWO MAABKII SOMALILAND OO LAGA JARAY GOBOLADDA SSC-KHAATUMO

somali country profiles

Dagaal dheer, Barakac iyo Burbur kadib caalamka ayaa Degaamada SSC Khaatumo ka jiray Maamulka Somaliland ee sheegan jiray, 25 bishan oo shalay ahayd oo Idaacadda BBC World ay Mapka Somalia dib u cusboonaysiisay, ayaa Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ku dartay Soomaaliya, halka Waqooyi Galbeed, Awdal iyo qaybo togdheer ka mid ah Somaliland ku calaamadisay.

Dagaalka ka socday gobolka Sool, waxaa somaliland ka gaaray Jab Ciidan, Dhaqaale, Siyaasadeed iyo sharafeed, iyadoo wixii 32 sano lagu tabcayey Maamulka Madaxweyne Muuse Biixi burburiyey. taas oo ka xun khasaaraha dhinaca Khaatumo gaaray jartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here