DAAWO MUUSE BIIXI OO ISKA INDHO-TIRAYA XAQIIQADA DAGAALKA LAASCAANOOD

muuse biixi2

Madaxweynaha Maamulka Hargeysa Muuse Biixi Cabdi ayaa si aan waaqici ahayn uga hadlay nabadgelyo ka dhex dhacda Maamulka SSC-Khaatumo iyo Somaliland, isagoo sheegay in arintu tahay reer Somaliland dhexaysa oo iyagu dhameysanayaan.

Hadalka Muuse Biixi ayaa ah khiyaaligii ay Hogaamiyaasha Somaliland weligood shacabka ku maaweelin jireen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here