DAGAAL XOOGAN OO KA SOCDA DULEEDKA LAASCAANOOD IYO JAMAAHIIRTA SSC OO GUULLO GAARAY

ciidamada jamaahiirta ssc2

Dagaal culus oo uu dhexeeya Jamaahiirta SSC iyo Ciidamadda Somaliland ayaa ka socda duleedyadda Magaaladda Laascaanood.

Somaliland ayaa magaaladda 4 jaho ka soo weerartay Dhuyac xuunsho, xargaga, Maraaga iyo dhanka goojacade.

Dagaaladdan oo bilowday abaara 9:30 am waxay yihiin kuwo ka culus kuwii hore, Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Jamaahiirta SSC ay weerarka iska difaaceen, islamarkaana ay Somaliland ka qabsadeen gaadiid dagaal, maxaabiis, sidoo kalena ay gaarsiiyeen khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here