War DAGAALLO KA BILOWDAY DULEEDKA LAASCAANOOD. May 18, 2023 Facebook Twitter WhatsApp War degdeg oo naga soo gaaraya Magaaladda Laascaanood ee caasimadda SSC-Khaatumo ayaa sheegaya inuu dagaallo xoogani ka bilowdeen duleedka Laascaanood gaara ahaan Aagga Maraaga iyo Bariga. Weli faahfaahin dheeraada lagama hayo.