War DHALINYARADDA LAASCAANOOD OO KU BAAQAY IN MALEESHIYADA SNM DEGAAMADA SSC KA BAXAAN January 10, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Dhalinyaradda Laascaanood shir ku yeeshay isla magaaladda wacad ku maray inay la dagaalami doonaan haddii aanu Maamulka Hargeysa Maleeshiyadiisa kala bixin Goboladda SSC.