FAADUMO YUUSUF OO DUQAYNTII MAANTA EE LAASCAANOOD KU DHIMATAY

faadumo yuusuf

Alle how naxariisto Faadumo Yuusuf oo ciidamada Somaliland duqayntii maanta ee Laascaanood ku dileen, sidoo kale ilaahay caafimaad deg deg ah hasiiyo hooyadeed iyo xubnaha kale ee qoyska ee ku dhaawacmay.

Falkan fuleynimadda ah ayaa ciidamadda Somaliland adeegsadaan marka goobta dagaalka lagaga guuleysto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here