GANACSATADA XAAFADA ISLII OO KA HADLAY ASKARI SOOMAALI AH OO DIL LOO HAYSTO

islii

Gudida ganacsatada xaafadda Islii ayaa shir ay ku yeesheen isla xaafaddaas iyaga iyo xildhibaano Soomaali ah oo ku jira baarlamanka Kenya ka soo saareen baaq mahadcelin ah oo ay ugu mahadnaqayaan Madaxweyne William Ruto inuu qoomiyadooda u magacaabay xilka wasiirka gaashaan dhigga isla markaana ay xilal kale ka quud darraynayaan.

Waxa kale oo ay sheegeen in ay mudaharaadyo dhigi doonaan hadii askari booliska ka tirsan oo haatan dacwad lagu soo oogay la ciqaabo, maadama oo waa siday u dhigeene uu tuugada kaga beegnaa.

Arimahaas oo dhan waxa faahfaahinaya Xoghayaha guud ee gudida ganacsatada Islii, Cumar Ibraahin Xuseen, oo u waramay Axmednagaashe.

XIGASHO BBCSOMALI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here