GARAAD CABDILAAHI GARAAD SALEEBAAN OO HADDA SARMAANYO LAGU CALEEMA-SAARAY

garaad cabdilaahi garaad saleebaan

Waxaa hadda magaalada Sarmaayo lagu caleema-saaray Garaadka Guud ee Beesha Maxamuud Barri Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

Garaadka ayaa hadda lagaga dhowaaqay xaflad balaaran oo Sarmaanyo lagu qabtay.

Garaad Cabdilahi ayaa bedeli doona Aabihiis Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo alle how naxariiste shalay lagu aasay Magaaladda Sarmaanyo.

Caano-shubka ayaa la qaban doona 3 bilood gudahood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here