LATEST ARTICLES

Farmaajo oo eryay wafdigii ka socday Midowga Afrika ee dhexdhexaadinta muranka Badda waday

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan Madaxtooyada Soomaaliya ay ku yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo wafdi sare...

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Raysal Wasaaraha cusub ee UK

Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay raysal wasaaraha cusub ee loo doortay dalka UK.

Boris Johnson oo ku guuleystay Raiisal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska

Xoghayihii Arimaha iDbada Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku guulaystay inuu noqdo raysal wasaaraha cusub ee dalkaasi. Doorashadii ugu dambaysay...

New York Times: Qatar iyo Al-Shabaab oo ka wada shaqeeyey qarax ka dhan ahaa Imaaraadka Carabta

Ganacsade xiriir la leh amiirka Qatar ayaa safiirka Qatar ee Soomaaliya u sheegay in weerar ka dhan ah Imaaraadka Carabta bishii May...

Maxkamada Boosaaso oo sii deysay guddigii loo xiray inay lacag ka qaateen DF

Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada magaalada Boosaaso kuwaas oo dhawaan xabsiga loo taxaabay...

Beesha caalamka oo bogaadisay xaaladda Galmudug ee soo wanaagsanaanaysa

Xubnaha beesha caalamka oo shalay booqasho ku tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa war ka soo saaray xaaladda Galmudug, gaar...

Mareykanka oo soo saaraya sharci fududeynaya musaafurinta muhaajiriinta

Dowladda Mareykanka ayaa soo saareysa sharci cusub oo si deg deg ah dalka looga musaafurinayo muhaajiriinta aan haysan dukumeentiyo ay dalka ku...

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo looma maxkamadeyn doono eedihii kufsiga

Xiddiga kubadda cagta Cristiano Ronaldo ayaanan wax dacwad ah lagu soo oogi doonin kaddib markii lagu eedeeyay inuu galay tacaddiyo galmo, dacwad...

Nin qabrigii lagu aasi lahaa fiirsanayay 19 sano

19 sano kahor, Samson Mwongera waxa uu diyaariyay qabriyadii lagu kala aasi lahaa isaga iyo xaaskiisa, balse ugu dambeyn Sabtidii shalay ayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb kula kulmay Safiirrada Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay...

Most Popular

HAMBALYO DARAAWIISHTA QARANKII SOMALILAND WAXAAD GAARSIISEEN YAA IRIR SAMAALLE AH

Waxaa umadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto Jamaahiirta SSC ugu hambalyeynaysaa in Qarankii Somaliland iyo Ictiraafkii raadintii 33 sano ay maanta ku...

NIN DAD KU LAAYEY XARUN AY MUSLIMIINTU KU CIBAADEYSTAY OO LA XIRAY

Labo qof ayaa toorrey lagu dilay xilli ay ku sugnaayeen xarun ay Muslimiintu ku cibaadeystaan oo ku taalla caasimadda dalka Bortaqiiska ee...

UGU YARAAN 20 QOF OO CUMRO U TEGAY SACUUDIGA OO SHIL KU DHINTAY

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku geeriyootay 29 kalena waa ay ku dhaawacmeen shil bas oo ka dhacay dalka Sacuudiga, sida ay...

VIDEO IYO SAWIRRO ISIMADDII MUQDISHO KA YIMID OO LAASCAANOOD LAGU SOO DHOWEEYEY

Madax-dhaqameed Soomaaliyeed oo ka soo kicitimay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Magaalada Laascaanood. Wftigan dhaqanka...

Recent Comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here