ISIMADDA SSC OO DIGNIINTII UGU DAMBEYSAY U DIRAY MUUSE BIIXI

garaad jaamac iyo garaad cabdilaahi g saleebaan

Isimadda SSC oo maanta xeryaha Ciidamadda Difaaca ee SSC Khaatumo ayaa digniintii ugu dambeysay u diray Maamulka Muuse Biixi iyagoo ka digay hadduu Maleeshiyaddiisa la bixi waayo.

Isimadda ayaa cadeeyey sida ay uga goan tahay inay dalkooda xabad ku xoreeyaan, waxayna ciidamadda ku amreen inay dagaal adag u diyaargaroobaan.

Dagaal culus ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda ka bilowdo duleedka Magaaladda Laascaanood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here