JAMAAHIIRTA SSC GUULLO KA GAARAY DAGAAL CULUS OO DULEEDYADDA LAASCAANOOD KA SOCDA

ciidamada jamaahiirta ssc2

Jamaahiirta iyo xaq u dirirka SSC ayaa guullo ka gaaray qaar ka mid ah Aagagga maanta lagu dagaalamayo, sidoo kale waxay sheegeen inay Maleeshiyadda SNM ay gaarsiiyeen khasaare naf iyo maalba leh.

Dagaalka weli si xoogan u socda, si cad looma ogaan karo khasaaraha dhabta ah ee dagaalka iyo duqayn aan loo aabeyeelin Maleeshiyadda Hargeysa ay magaalada Laascaanood ka wadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here