KACDOONKII LAASCAANOOD OO SOCDA CALANKII SOMALIYA OO LALA SOO BAXAY

sawiro laascaanood2

Waxaa maalintii sadexaad magaalada Laascaanood ka socda kacdoon laga soo horjeedo maamulka iyo Ciidamada Somaliland ee degaamadaas xooga ku haystay, kuwaas oo caadeystay in si qorsheysan u dilaan waxgaradka degaamadaas.

Dadka shacabka ah ayaa Calanka Soomaaliya Suuqyada ula soo baxay, waxaana Magaalada ka socota Rasaas ay adeegsanayaan Ciidamada Maamulka Somaliland, waxay suuqyada ka qabqabsanayaan dad shacab ah oo haween iyo Caruur u badan, kuwaas oo ay doonayaan inay lacag Madax furasho ah ka qaataan.

Xalay waxay horgaladda u shaqeeya ku kasbeen in si dadka degaanku u kala qaybsamaan ay dad dilaan oo arinta qabiil u bedelaan.

DAAWO SAWIRO IYO VIDEO KACDOONKA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here