KALFADHIGII 4AAD EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO MAANTA FURMAY

sheekh aadan madoobe

Kalfdhiga 4-aad ee Barlamaanka Soomaaliya ee maanta furmay ayaa la filayaa in uu ka duwanaado sedexdii kalfadhi ee ka horreeyay, waxa la saadaalinayaa in ay hareeyaan doodo siyaasadeed oo aad u adag.

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kalfadhiga furay ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here