LAASCAANOOD: MUDAHARAADKA FAGAARAHA KACDOONKA BULUUGA 3 GALABNIMO MAALIN KASTA

banaanbax laascaanood fagaaraha buluuga

Jamaahiirta kacdoonka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn waxaa la ogeysiinayaa in maalin walba la qaban doono mudaharaad salmiya oo caalamka loogu muujinayo rabitaanka shacabka SSC iyo midnimadda Soomaaliya.

Mudaharaadka waxaa loogu magacdaray MUDAHARAADKA FAGAARAHA KACDOONKA BULUUGA AH, wuxuu ka dhacayaa GAROONKA MANHAL LAASCAANOOD MAALINKASTA SAACADDA 3 DA GALABNIMO.

Calanka Buluuga ee Soomaaliya hadaad haysatid soo qaado, waxaa kuu diyaara samaacadihii, heesihii kacdoonka, iyo dhalinyaraddii maamulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here