LAASCAANOOD: RASAAS CULUS OO AY ISWEYDAARSANAYAAN CIIDAMADDA SSC IYO SOMALILAND

war deg deg

Waxaa iminka oo saacadda geeska Afrika mareyso 6:30 fiidnimo magaalada Laascaanood Rasaas culus isku weydaarsanaya Ciidamadda xaq u dirirka ah ee Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn iyo kuwa Somaliland.

Rasaasta xoogeedu wuxuu ka dhacayaa meel Ex la yiraahdo oo barriga Magaalda, weli wax khasaare ah oo labada dhinac kala gaaray lama soo sheegin.

Ciidamadda Somaliland ayaa caadeystay inay madax-duubasho ku dilaan waxgaradka degaamadaas ee midnimada Jecel, dabadeedna ku tilmaama in jilib kale dilay, taas oo ay uga jeedaan qaybi oo xukun.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here