LAASCAANOOD: RASAAS LA MAQLAYO IYO KACDOONKII SHACABKA OO SOCDA

war deg deg

Magaaladda Laascaanood ayaa laga maqlayaa Rasaas goos goosa, waxaana socda kacdoonkii shacabka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ay kaga soo horjeedeen dilalka qorsheysan iyo Maamulka Somaliland.

Shacabka Goboladan oo muddo dheer ay Somaliland ku haysay dilal, cabudhin, tacadiyo iyo xasuuq kii kalshaale la mid ah, ayaa u muuqda in dulqaadkii ka dhamaanayo oo la soo gaaray xiligii ay xabada qaadan lahaayeen.

Waxaa isasoo taraya in Ciidamadda Somaliland ay fuliyaan dilal qorsheysan oo lagu ugaarsanayo waxgaradka degaanka, si beeluhu isu tuhmaan oo u kala aamin baxaan, taasoo ah nidaamka qaybi oo xukun.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here