MAAMULKA HARGEYSA OO BARAHA BULSHADA KA ABUURAY DHALINYARO JAMAAHIIR ISKA DHIGGA

boga jamaahiir iska dhiga

Maamulka Muuse Biixi ee Naflacaariga ah ee Maleeshiyadiisa lagu ururiyey godadka GOOJACADE ayaa baraha bulshadda ka abuuray dhalinyaro iyo magacyo badan oo jamaahiir iska dhiga si ay u madalhufiyaan oo u khalkhal geliyaan Jamaahiirta, waxay soo qoraan aflagaado badan oo hiil-waal ku saabsan iyo hadallo niyad-jebin ah, iyo erayo kale oo lid umadda Soomaaliyeed.

Waxaan Jamaahiirta iyo Ummadda Soomaaliyeed uga digaynaa inay ka digtoonaadaan baro bulsho iyo shaqsiyaad jamaahiirta iska dhigaya, dhaqan xumaddan waxaa dabadda ka wada waa odaygii Muuse Biixi oo naftii ka sii baxayso oo ku guuldareystay inuu Somalilandtii loo dhiibay maamulo, Tusaalle sawirkan hoose Yuusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilihii Haatuf oo Jamaahiir iska dhigaya oo sida magaca Wardheer Media News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here