War MAAMULKA KHAATUMO OO DEGMADA CAYNABO U MAGACAABAY GUDOOMIYE DEGMO May 11, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Wareegto ka soo baxday Maamulka Goboleedka Khaatumo ayaa Aadan Warsame Dirir loogu magacaabay Gudoomiyaha Degmada Caynabo ee Gobolka Sool.