MADAXWEYNE LOO HAYSTO MUSUQMAASUQ OO LOO CODEEYEY IN LA XUKUMO

Fernando Collor de Melo expres

Maxkamadda ugu sareysa dalka Brazil ayaa u codeysay in ay xukun ku riddo madaxweynihii hore ee dalkaasi Fernando Collor de Melo oo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq iyo lacago la lunsaday.

Waxaa lagu eedeeyay inuu lacag dhan lix milyan oo dollar oo laaluush ah ka qaatay shirkad hoos timaada shirkadda shidaalka ee Petrobras oo ay dowladdu maamusho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here